1: Isticmalka Habka Fudud Ee Adeega eDahab:

  • Lacag Dirid
  • *110*Lambarka*Lacgta*jajab#
  • Galida Barnaamijka
  • *111*Pin#
  • Ku Shubasho Kaarka Ku Hadalka
  • *112*Lambarka*Lacgta*jajab#
  • Ki iibso
  • *113*Lambarka Mehrada*Lacgta*jajab#
  • Lacag La Bixid
  • *115*Lambarka Wakiilka*Lacgta*jajab#

2: Isticmalka Habka Fudud eDahab Ee Bangiga:

  • LACAG DHIGO BAANKA
  • *111*Pin#
    Dooro 6(Dahabshiil Akoon)
    Dooro 1(Itus Haragaaga)
    Dooro 2(Lacag Dhigasho)
    Dooro 3(Lacag Kala Bax Xisaabtada Bangiga)
    Dooro 4(Warbixin Kooban)

3: Adeegyada eDahab!

  • Adeega Mushaar bixinta
  • Caawinta Diwaan galinta macaamiisha .
  • Lagac kaga shubo wakiilka eDahab
  • Xawaalada Halaguugu Soo diro Taleefankaaga
  • Ku shubo lacagtaada Account Dahabshiil
  • Kalabax lacagtaada adigaa isticmalaya Nockasto oo mobile ah .
  • Ka dirso Xawaalada mobile-kaaga meelwalbo oo aad joogto
  • Eeg haraagaaga
  • Bedel lamabar sireedkaaga
  • Eeg Dhaq dhaqaaqii Udanbeeyay
  • Eeg haaraaga account-gaaga
  • Kubixi biilasha mobilekaaga
  • Isticmaal Koontadaada dhamaan lacaga aad bixineyso
  • Kaga shubo karaka ku hadalka Mobile-kaga
  • Kaga shubo Interneedka mobile-kaaga
  • Kii diroo Taagan, Kiiloodiroo Qaado
  • Hel War bixin yar oo ka kooban dhaq dhaqaaqyo badan