Ku saabsan eDahab

Dhamaan Adeegyada isku xiran ee Somtel waa adeegyo casri ah ee ugudanbeeyay, eDahab. Electronic Dahabshiil waa adeeg Lacag Ku shubasho iyo lacag bixin mobile, kaas oo kuu ogolaanaya inaad bixiso wax alla wixii aad ku bixin karto adigoo isticmaalaya taleefankaaga halkii aad ku bixin lahayd kaar, jeeg, ama kaararka deynta. Dooro in la iskugu kaa xiro eDahabka iyo Dahabshiil Bank Account, waad dhigan kartaa waana kala bixi kartaa adigoo cagta soo dhiga Bangiga. Adeeggani wuxuu kaa caawinayaa, inaad lacag u dirto saaxibada, qoyska meelkasta oo ay Joogaan Wadanka gudihisa iyo dibedda. Waxaa kaloo ka mid ah Adeegyada ay bixiso eDahab Kushubo Karrka ku hadlaka , taas oo laga goyn doono xisaabta kuu jirta eDahab. Xawaalada si aad ugu dirsato Somalia/Somaliland waxa aad u baahantahay Numbarka somtel iyo eDahab. Lacagta aa diraty waxay toos ugu dhicidoontaa account eDahab.



SepOctober 2018Nov
SunMonTueWedThuFriSat
30123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031123
45678910
  • Lacag Dirid
  • *110*Lambarka*Lacgta*jajab#
  • Galida Barnaamijka
  • *111*Pin#
  • Ku Shubasho Kaarka Ku Hadalka
  • *112*Lambarka*Lacgta*jajab#
  • Ki iibso
  • *113*Lambarka Mehrada*Lacgta*jajab#
  • Lacag La Bixid
  • *115*Lambarka Wakiilka*Lacgta*jajab#
  • LACAG DHIGO BAANKA
  • *111*Pin#
    Dooro 6(Dahabshiil Akoon)
    Dooro 1(Itus Haraaga)
    Dooro 2(Lacag Dhigasho)
    Dooro 3(Lacag Kala Bax Xisaabta Bangiga)
    Dooro 4(Warbixin Kooban)
  • Adeega Mushaar bixinta
  • Caawinta Diwaan galinta macaamiisha .
  • Lagac kaga shubo wakiilka eDahab
  • Xawaalada Halaguugu Soo diro Taleefankaaga
  • Ku shubo lacagtaada Account Dahabshiil
  • Kalabax lacagtaada adigaa isticmalaya Nockasto oo mobile ah .
  • Ka dirso Xawaalada mobile-kaaga meelwalbo oo aad joogto
  • Eeg haraagaaga
  • Bedel lamabar sireedkaaga
  • Eeg Dhaq dhaqaaqii Udanbeeyay
  • Eeg haaraaga account-gaaga
  • Kubixi biilasha mobilekaaga
  • Isticmaal Koontadaada dhamaan lacaga aad bixineyso
  • Kaga shubo karaka ku hadalka Mobile-kaga
  • Kaga shubo Interneedka mobile-kaaga
  • Kii diroo Taagan, Kiiloodiroo Qaado
  • Hel War bixin yar oo ka kooban dhaq dhaqaaqyo badan